Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Waa habeennimo Khamiis ah Taariiiikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 01-12-1443 oo waafaqsan 29-06-2022, waxaana soo jeedinaya Maxamed Cali.
Halkaan ka dhageyso Dhuuxa Wareysiyada 29 06 2022.