Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Barta whatsapka idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Waa habeennimo Jimco ah Taariiiikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 04-11-1443 oo waafaqsan 02-06-2022, waxaana soo jeedinaya Maxamed Daahir.