Idaacadda Islaamiga ah oo Alfurqaan ayaa booqatay Deegaanka Ceel Baraf ee Gobalka shabelha dhexe oo bil ka hor lagu xasuuqay Ciidamadii Burundi ee muddo lix sano iyo bilooyin ah deganaa.
qiyaastii boqol iyo sideetameeyo Ciidamada Burundi ayaa ku dhintay dagaal qaraxyo ku bilowday oo Xarakada Shababul Mujaahidiin ku soo qaaday Ciidamada Burundi.
hadaba Barnaamijkaan oo ka kooban dhowr xalqo ayaan ku faaqideynaa raadadka ka muuqda Xeradii Ciidamadii Burundi iyo sida iminka deegaanka xaalkiisu yahay iyo cidda maamusha, iyo qodo kale.
imanka waxaanu idiin soo gudbinaynaa barnaamijkaan oo si xeel dheer loogu falanqeynayo xaaladda Ceel baraf iyo wixii ka dhacay.
Halkaan ka dhegeyso qaybta 1 aad Barnmaaijka Ceel baraf iyo Ciidamadii Burundi
Hoos ka daawo sawirada Ceel baraf qayb ka mid ah lana socda maamlmaha xiga sawiro kale iyo barnaamijyo cod ah ayaa jiri doona insha Allaah.