Dhegeystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo qaato mawaadiic muhim ah lagana qeyb galiyo dad ku haboon.
Barnaamijka Diiradda Jimcaha waxaatodobaadkaan looga hadlay waxa kasoo bixi kara doorashada qabanqaabadeedu ka socoto teendhada Afisyooni iyo waxa uu soo kordhin karo shaqsigii la doorto.