Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Waa Habeennimo isniin ah Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 08-10-1443, oo waafaqsan 08-05-2022, Dhuuxa Wareysiyada waxaa caawa soo jeedinaya Maxamed Daahir.