HomeAll newsDhagayso:Diirada oo Lagu falanqeeyay Dib udoorashada Xasan Sheekh.

Dhagayso:Diirada oo Lagu falanqeeyay Dib udoorashada Xasan Sheekh.

Barnaamijka Diirada Jimcaha waa barnaamij Todobaadle ah oo maalinta Jumcaha aad ka dhagaysataan warbaahinta Alfurqaan.

Todobaadkaan Barnaamijka waxaa lagu soo qaatay Mowduuc ku saabsan dib udoorashada Madaxweyne Xasan sheekh.

Waxaa ka qeybgalay Cabdullaahi Faarax Kufri diid,Cilmi Xuseen iyo Abwaan Taakow Macalim Ciise.

Halkan ka dhagayso Diirada Jimcaha 20 05 2022

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular