Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Barta idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Waa Habeennimo Isniin Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 16-10-1443, oo waafaqsan 16-05-2022, Dhuuxa Wareysiyada waxaa caawa soo jeedinaya Maxamed Daahir.