HomeAll newsDEG-DEG: Dab ka kacay Suuqa Banaadir ee Magaalada Muqdisho.

DEG-DEG: Dab ka kacay Suuqa Banaadir ee Magaalada Muqdisho.

Waxaa goordhow dab xoogan uu ka kacay suuqa Banaadir ee magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, kaasoo kamid ah suuqyada ganacsi.

Dabka ayaa ah mid xoog ku socda, waxaana socda isku dayo lagu doonayo in lagu damiyo.

Muqdisho waxaa sidaan oo kale ugu soo noq noqday dabka qabsada xarumaha ganacsiga iyo suuqyada.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular