Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan waxay idiin soo gudbineysaa barnaami taxane ah oo la yiraahdo dib usoo kabashada Ceelbuur,
kadib booqasho aan ku tagnay Degmada ayaa waxaan ka diyaarinay barnaamikan oo ah mid muhiim ah.
iminka waxaanu idiin soo gudbineynaa afaraad ee Barnaamijka oo ku saabsan dhagaxa burjikada laga qor ee ceelbuur iyo faa’iidada dhaqaale ee laga helo.