HomeAll newsWilaayada Jubbooyinka Oo Lacag Ciidsiin ah siisey Dadka Faragurow. (Sawirro)

Wilaayada Jubbooyinka Oo Lacag Ciidsiin ah siisey Dadka Faragurow. (Sawirro)

 

Wilaayada islaamiga ah ee Jubbooyinka ayaa deeq lacag ah oo ciidsiin ah waxay siisey dadka kunool deegaanka Faragurow ee hoostaga magaalada Jilib ee gobolka Jubbada Dhexe.

Sheekh Muxamad Abuu Cabdalla, waaliga wilaayada islaamiga ah ee Jubbooyinka ayaa dadkan gaarsiiyay deeqda, waxaana qof weliba la siinayay lacag dhan 100 dollar.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular