HomeAll newsVEDIO: Tartan Qur'aan oo Loo Qabtay Ciidanka Xisbada Ee Al-Shabaab.

VEDIO: Tartan Qur’aan oo Loo Qabtay Ciidanka Xisbada Ee Al-Shabaab.

Mu’asasada Al-kataa’ib oo ah warbaahin ballaaran oo soo gudbisa muuqaallada islamarkaana ah garabka warbaahineed ee Xarakada Al-Shabaab ayaa baahisay vedio ay kusoo bandhigtay tartan Qur’aan oo loo qabtay ciidanka Xisbada ee wilaayaatka Islaamiga.

Tartanka oo lagu qabtay masjid ayaa waxay ciidamada Xisbadu kusoo bandhigeen codad macaan iyadoo laga dheehanayo sida ay u sugeen kalaamka Allaah.

Gunaanadka muuqaalka waxaa waxaa lagu soo bandhigayaa abaalmarino iyo hadiyado qaali ah oo la gudoonsiinayo tartamayaasha oo dhan iyadoo si gaar ah loo maamuusay ragga kaalimaha hore galay.

Tartankan ayaa waxaa kaalinta 1-aad gashay wilaayada islaamiga ah ee Galgaduud, waxaana uu ahaa qeybta 1-aad oo lagu tartamayay shanta Juz.

Hoos ka daawo Muuqaalka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular