HomeAll newsVIDEO: Taliye Xijaar "Habeenkey U Yaraato 2 Ama 3 Boolis Ah Ayaa...

VIDEO: Taliye Xijaar “Habeenkey U Yaraato 2 Ama 3 Boolis Ah Ayaa La Dilaa”

Taliyaha ciidanka Booliska DF Cabdi Xassan Maxamad (Xijaar) ayaa shaaca ka qaaday in ay leyn ku socoto ciidanka uu madaxda u yahay ee Booliiska, wuxuu sheegay in habeenkey ugu yar tahay la dilo 2 illaa 3 askari tan oo ka dhigay in bil walba ay aasaan tiro u dhaxaysa 60 illaa 90.

Taliyaha ayaanan ka hadal dhibaatada ay ciidamada Boolisku ku hayaa shacabka Muqdisho, siiba kuwooda Bajaajta ku shaqeysta, xalay oo u dambeysa ayaana magaalada Muqdisho lagu toogtay askari ka tirsan Booliska.

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ee ka hawlgala magaalada Muqdisho ayaa aad usii laba jibaaray weeraradooda ka dhanka ah ciidamada DF, gaar ahaan Booliska, Sirdoonka iyo Milatariga.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular