Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Arboco taariiiikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 19-09-1443 oo waafaqsan 20-04 -2022, Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Cabdisamad Cabdullaahi.
Halkan Ka Degso Warka Subaxnimo 20 04 2022