Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Isniin taariiiikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 17-09-1443 oo waafaqsan 18-04 -2022, Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Cabdisamad Cabdullaahi.
Halkan ka Degso Warka Subaxnimo 18 04 2022.