HomeAll newsDhageyso: Muxaadaro Ku Saabsan Fadliga Tobanka Dambe Ee Ramadaan.

Dhageyso: Muxaadaro Ku Saabsan Fadliga Tobanka Dambe Ee Ramadaan.

Waxaa si toos ah loo guda galay tobankii dambe ee bisha barakeysan ee ramadaan oo ah toban xambaarsan fadaa’il gaar ah.

Sheekh Fu’aad Maxamed Khalaf oo ka mid ah culimaa’u diinka ayaa ka hadlay fadliga ka buuxa tobanka dambe ee bisha barakeysan ee ramadaan isagoona ugu baaqay dadka muslimiinta iney ka faa ideystaan fursadaas qaaliga ah.

Halkaan Ka Dahageyso Muxaarada (Fadliga 10-ka Dambe ee Bisha Ramadaan).

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular