Idaacadda Islaamiga ah ee alfurqaan waxay dhageystiyaasheeda usoo gudbinaysaa inta lagu guda jiro bisha barakeysan ee ramadaan daruus diini ah.
Daruustaasi waxaa ka mid ah kitaabka Keyfa Caamalahum ﷺ waxaana soo jeedinaya sheekh Cali C/laahi (Sh Cali Katiin.
Halkan ka dhageyso dersiga 45-aad ee kitaabka Keyfa Caamalahum SCW