HomeAll newsDhageyso Qeybtii U Dambeysay Barnaamijka "Ilbaxnimadu Waa Islaamka"

Dhageyso Qeybtii U Dambeysay Barnaamijka “Ilbaxnimadu Waa Islaamka”

Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-furqaan waxay bishan Ramadaan idiin soo gudbineysaa barnaamij muhiim ah oo ka kooban 20 qeybood kuna saabsan Ilbaxnimada.

Barnaamijka oo magaciisa la yiraahdo (Ilbaxnimadu Waa Islaamka) ayaa soo bandhigaya macluumaadyo badan oo muhiim ah waxaana ka qeyb galaya culmo.

Halkan Ka Degso Ilbaxnimadu Waa Islaamka (20)

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular