Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa 24-kii saac ee lasoo dhaafay waxay howlgallo kala duwan ka fuliyeen goballada Banaadir, Shabeellaha Hoose, Shabeellaha Dhexe iyo Hiiraan. ee koonfurta iyo bartamaha dalka Soomaaliya.
Howgalladaan oo ahaa kuwo isugu jira qaraxyo iyo weeraro taas ah ayaa waxaa khasaare kala duwan oo naf iyo maalba leh lagu gaarsiiyay shisheeyaha duullaanka ku joogta dalka iyo Soomaalida la shaqeeysa.