Dhegeystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo qaato mawaadiic muhim ah lagana qeyb galiyo dad ku haboon.
Barnaamijka Diiradda Jimcaha waxaatodobaadkaan lagu falanqeeyay barnaamijkii 20ka qeyb ka koobnaa ee ay dhawaan soo gabagabeysay warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, halkudheggiisuna ahaa “Ilbaxnimadu waa Islaamka” waxaana ka qeyb galay culimo iyo wax garad.