Waa darsi ku saabsan qoyska wuxuuna muhiim u yahay qof walba, waxaa laga helayaa cilmi badan isagoo soo bandhigaya adillooyin badan, waxaana soo jeedinaya Sh/Cabdul Ilaah.
Halkan ka dhageyso dersiga 21-aad oo ah darsigii ugu danbeeyay ee kitaabka Qawaacidun Usariyah.