Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacada Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Dhagayso dhuuxa Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 30-09-1443, oo waafaqsan 30-04-2022, Dhuuxa Wareysiyada waxaa caawa soo jeedinaya Maxamed Daahir.