HomeAll newsDhageyso: Askari Lagu Dilay Duleedka Xamar Iyo Howlgallo Kale Oo Ka Dhacay...

Dhageyso: Askari Lagu Dilay Duleedka Xamar Iyo Howlgallo Kale Oo Ka Dhacay Koonfurta Dalka.

Ciidamada Al-Shabaab ayaa howlgal gaar ah oo ay xalay ka fuliyeen deegaanka Weydow ee duleedka magaalada Muqdisho waxay ku qaarijiyeen askari katirsan ciidanka DF.

Sida ay ku warameen ilo xog-ogaal ah askariga la dilay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Idiris Macalin Mukhtaar.

Dhanka kale Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa saacadihii lasoo dhaafay waxay weeraro dhowr ah ku qaadeen saldhigyo askarta shisheeye iyo kuwa maamulada Jubbaland iyo Koonfur-Galbeed ay ku leeyihiin deegaano iyo magaalooyin katirsan goballada Jubbada Hoose iyo Bay ee koonfurta dalka Soomaaliya

Halkaan Ka Dhageyso Faahfaahinta Howlgaladaan.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular