HomeAll newsCiidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab Oo Weerar Hor Leh Ka Fuliyay NFD.

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab Oo Weerar Hor Leh Ka Fuliyay NFD.

Rag hubeysan oo katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab ayaa habeen hore weerar ku qaaday tuulo lagu magacaabo Kiinto oo hoostagta degmada Taagaabo ee gobalka Mandheera.

Maamulkii deegaanka iyo askartii halkaas ku sugneyd ayaa ka firxaday tuulada, Waxaana Mujaahidiinta usuura gashay inay gabi ahaanba la wareegay deegaanka.

Mujaahidiinta ayaa goob fagaare ah ugu muxaadareeyay dadka deegaanka, waxayna tuulada si buuxda u maamulayeen habeen hore illaa maalintii shalay oo dhan.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular