HomeAll newsDhageyso Ilbaxnimadu Waa Islaamka (Qeybta 16-aad)

Dhageyso Ilbaxnimadu Waa Islaamka (Qeybta 16-aad)

Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-furqaan waxay bishan Ramadaan idiin soo gudbineysaa barnaamij muhiim ah oo ka kooban 20 qeybood kuna saabsan Ilbaxnimada.

Barnaamijka oo magaciisa la yiraahdo (Ilbaxnimadu Waa Islaamka) ayaa soo bandhigaya macluumaadyo badan oo muhiim ah waxaana ka qeyb galaya culmo.

Barnaamijkan ayaan idiin soo baahina galab walba saacadda Afrikada bari markey tahay 05:00.

Halkan Ka Degso Ilbaxnimadu Waa Islaamka (16)

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular