HomeAll newsSawirro:Gudiga Gurmadka oo raashin ka qeybiyay Qoryooley.

Sawirro:Gudiga Gurmadka oo raashin ka qeybiyay Qoryooley.

Deegaanno iyo degmooyin katirsan Wilaayadda Shabeellaha Hoose waxaa dhawaan ka billowday Olalaha Gurmadka Wajigiisa Labaad ee raashinka loo qeybinayo dadka muslimiinta ah ee ay saameysay abaarta.

Xubno katirsan Gudiga gurmadka Abaaraha ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa gaaray deegaannada ay abaaruhu saameeyeen ee katirsan gobolka Shabeellaha Hoose, waxayna halkaasi ay qeybiyeen gurmad isugu jira raashin noocyadiisa kala duwan.

Dad gaaraya 310 qoys ayaa ka faa’ideystay raashin qeybinta.

Wilaayaadka islaamiga ah ee ku jira gacanta xarakada shabaabul mujaahidiin ayaa waxaa ka jira olole ballaaran oo loogu gurmayo dadka ay abaaruhu saameeyeen, waxaana gurmadkan isku howlay guddi uu magacaabay hoggaanka sare ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, oo ay xubno ka yihiin cullimo iyo waxgarad Soomaaliyeed.

Halkan ka dhagayso Codad ku saabsan gurmadka_abaaraha.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular