HomeAll newsQarax Khasaare dhaliyay Oo ka dhacay Meel u dhow Danow, Shabeellaha Hoose.

Qarax Khasaare dhaliyay Oo ka dhacay Meel u dhow Danow, Shabeellaha Hoose.

Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha Hoose ayaa tilmaamaya in qarax culus lala eegtay gaari ay saarnaayeen ciidamo katirsan kuwa Dowladda federaalka.

Qaraxa ayaa ka dhacay tuulo lagu magacaabo Dalbiyaanka oo hoostaga deegaanka Danow ee gobolka Shabeellaha Hoose.

Ugu yaraan 3 askari oo katirsan ciidamada Dowladda federaalka ayaa lagu dilay qaraxa oo ahaa mid culus. qaraxa ayaana lagu beegsaday goob isku imaatin ah oo ay joogeen ciidamada Dowladda federaalka.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular