HomeAll newsHowlgal Lagu Dilay Askari Katirsan DF Oo Xalay Ka Dhacay Ceelasha Biyaha

Howlgal Lagu Dilay Askari Katirsan DF Oo Xalay Ka Dhacay Ceelasha Biyaha

Ciidamada gaarka ah ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa waxay xalay howlgal qorshaysan ka fuliyeen deegaan dhaca duleedka magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya.

Howlgalka oo u dhacay sidii loo qorsheeyay ayay Mujaahidiinta waxay deegaanka Ceelasha Biyaha ku qaarijiyeen askari ka tirsanaa ciidamada dowladda Federalka ah ee Soomaaliya.

Rag hubeysan oo katirsan Shabaabul Mujaahidiin islamarkaana si gaar ah u tababaran ayaa rasaas ku shanaqay Maxamed Ibraahim Qooley oo ahaa askariga la dilay iyagoo kadibna si nabad ah goobta uga dhaqaaqay.

Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa magaalada Muqdisho iyo nawaaxigeeda waxay ka fulisaa howlgallo kala duwan oo lagu dhiig bixiyo saraakiisha iyo ciidamada katirsan DF.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular