Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Khamiis, taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 07-08-1443 oo waafaqsan 10-03 -2022, Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Cabdisamad Cabdullaahi.