Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Jimco, taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 08-08-1443 oo waafaqsan 11-03 -2022, Warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Maxamed Daahir.