Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 11-08-1443, oo waafaqsan 13-03-2022, Dhuuxa Wareysiyada waxaa caawa soo jeedinaya Maxamed Cali.