HomeAll newsDhagayso Barnaamijka Diirada Jimcaha ee Alfurqaan.

Dhagayso Barnaamijka Diirada Jimcaha ee Alfurqaan.

Barnaamijka Diirada jimcaha oo ah barnaamij todobaadle ah oo maalinta jimcaha aad ka dhagaysataan warbaahinta Alfurqaan waxaa maanta lagu soo qaatay  Munaasabad ka dhacday gobalka Gedo oo Beesha Ashraaf ay ku dooratay Ugaas.

Barnaamijka waxaa soo jeediyay Maxamed Daahir ee ka dhagayso Linkiga hoose.

Halkaan ka dhagayso Diirada Jimcaha 18 03 2022

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular