Waxaa saacaddii labaad galay weerarkii ay ciidamada Xarakda Mujaahidiinta Al-Shabaab barqanimadii maanta ku qaadeen gudaha xerada Xalane ee Magaalada Muqdisho.
Khasaare culus oo isugu jira dhimasho, dhaawac iyo bur bur hantiyeed ayaa shisheeyaha ku gaaray weerarka.
Halkaan ka dhageyso wararkii ugu danbeeyay ee weerarka ka soconaya xerada Xalane.