HomeAll newsKamiin Ka Dhacay Jubada-Hoose, Iyo Ergay Lagu Dilay Muqdisho.

Kamiin Ka Dhacay Jubada-Hoose, Iyo Ergay Lagu Dilay Muqdisho.

Kamiinkaan oo ahaa mid culus ayaa waxaa ciidamada Maamulka Jubbaland lagula beegsaday deegaanka Cabdalla-Biroolle ee dhaca duleedka magaalada Kismaayo.

Ciidamadaan oo ahaa kuwa ku socdaayay halkaas ayaa waxay mar qura marti galiyeen kamiinka oo ay u dhigeen ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, waxa uuna isku badalay dagaal toos ah oo in muddo qaatay.

Inta la xaqiijiyay waxaa weerarkaas ku dhaawacmay illaa 6 askari oo katirsan ciidamada Maamulka Jubbaland, waxaana suuragal ah in khasaaruhu uu intaas ka bato.

Dhanka kale rag hubaysan oo katirsan Mujaahidiinta ayaa magaalada Muqdisho waxay ku dileen mid kamid ah egooyinkii soo doortay Xildhibaanada DF ee ka soo jeeda Somaliland.

Ergeygaan la dilay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Xuseen Ciidagale, waxa uuna dilkiisa ka dhacay xaafada Carafaat ee degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho.

Kusoo Biir Channelka Al-Furqaan ee Telegram.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular