HomeAll newsHowlgallo Kala Duwan Oo Ka Dhacay Qeybo Kamid Ah Dalka Iyo Xad-Beenaadka...

Howlgallo Kala Duwan Oo Ka Dhacay Qeybo Kamid Ah Dalka Iyo Xad-Beenaadka Xega Kenya.

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa saacadihii lasoo dhaafay fuliyay howgallo kala duwan, kuwaas oo lagu beegsaday xubno katirsan DF, Maamulka Jubbaland, iyo Shisheeyaha Keenyaatiga ah.

Laba ergo oo wax soo xulay midkoodna ahaa sarkaal ayaa lagu kala dilay magaalooyinka Muqdisho iyo Baladweyn ee gobalka Hiiraan.

Deegaanka Taabto ee Jubada-hoose waxaa isana ka dhacay howlgal qorsheysan oo lagu soo qabtay askari katirsanaa ciidamada Maamulka Jubbaland, iyadoona intaa kadib la toogtay.

Dhanka kale Qarax xooggan ayaa waxaa kolonyo ciidamado Keenyaati ah lagula beegsaday deegaan hoostaha Kaambooni, iyadoona lagu bur buriyay gaari Mutabiish ah.

Halkaan Ka Dhageyso Faahfaahinnada Howlgaladdaas.
Kusoo Biir Channelka Al-Furqaan ee Telegram.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular