HomeAll newsGudoomiyihii Deegaanka Mareerey Oo Qarax Lagu Dhaawacay.

Gudoomiyihii Deegaanka Mareerey Oo Qarax Lagu Dhaawacay.

Wararka ka inaanaya gobalka Sh-hoose ayaa ku waramaya in saacado yar ka hor qarax lala beegsaday gudoomiyihii deegaanka Mareerey ee gobalka Sh-hoose.

Qaraxa lala beegsaday gudoomiyaha ayaa waxa uu ka dhacay isla deegaanka uu gudoomiyaha ka yahay, waxaana lagu soo waramayaa inuu geystay khasaarooyin soo gaaray isaga iyo ilaaladiisa.

Xogta aan helnay ayaa tilmaamaysa in gudoomiyaha iyo 4 kamid ah ilaaladiisa lagu dhawaacay qaraxaan ka dhacay deegaanka Mareerey ee Sh-hoose.

Kusoo Biir Channelka Al-Furqaan ee Telegram.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular