Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Sabti taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 11-07-1443 oo waafaqsan 12-02 -2022, Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Cabdisamad Cabdullaahi