Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Talaado taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 29-06-1443 oo waafaqsan 01-02 -2022, Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Cabdisamad Cabdullaahi.