Saldhigyo ay ciidamada shisheeye iyo ku dowladda Federalka ku leeyihiin magaalooyin iyo deegaanno dhaca koonfurta dalka Soomaaya ayaa waxaa saacadihii lasoo dhaafay lagu qaaday dagaallo fool ka fool ah iyo weeraro qaraxyo loo adeegsay, kuwaoo khasaaro xooggan lagu gaarsiiyay shisheeyaha dalka ku soo duulay iyo la jirayaashooda Soomaalida ah.
Ciidamada Xarakada Muajaahidiinta Al-Shabaab ayaa xalay waxay weerar toos ah ku qaadeen fariisin ay askarta DF ku leeyihiin xaafadda Suuqa Xoolaha ee degmada Heliwaa, waxaana halkaas ka dhacay dagaal xooggan oo faraha la iskula tegay.
Sidoo kale Mujaahidiinta ayaa xalay weerar xooggan ku ekeeyay saldhig ay ciidamada Ugandha ka sameesteen deegaanka Buulo Mareer ee gobalka Sh/Hoose.
Halkaan ka dhageyso faahfaahinta howlgaladan iyo warar kale.
Kusoo Biir Channelka Al-Furqaan ee Telegram.