Dhageystayaasha iyo akhrisstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maantana waa Jimco, Taariikhda hijriguna Waxay ku beegan tahay 10-07-1443 oo waafaqsan 11-02-2022, Barnaamijka tarbiyada Caruurta waxaa soo jeedinaya Mahad Cubayd.