HomeAll newsDhagayso Diirada oo Lagu falanqeeyay Ammaanka Muqdisho.

Dhagayso Diirada oo Lagu falanqeeyay Ammaanka Muqdisho.

Asc Asxaabta Ku xiran warbaahinta Alfurqaan maanta waa Jimco taariikhda hijriguna Waxay ku beegan tahay 17-07-1443 oo waafaqsan 18-02-2022, Barnaamijka Diirada Jimcaha oo Todobaadle ah maanta waxaa Lagu falanqeeyay Xaalada Ammaan ee Magaalada Muqdisho

Waxaa Barnaamijka Marti ku ahaa Aqoonyahanada kala ah Ibnu Xasan iyo Cabdixakiim Cali oo si dhaw ula socda Arrimaha Soomaaliya sidoo kale waxaa lasoo qaatay Aaraahda dhagaystayaasha waxaa barnaamijka soo jeediyay Maxamed Daahir ee hoos ka dhagayso

Halkan ka dhagayso Diirada Jimcaha 18 02 2022.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular