Gobalka Lamu ee gudaha dalka Kenya waxaa mar kale ka dhacay weerar ay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab ku qaadeen dad Nasaaro Keenyaan ah kuwaas oo ku sugnaa qeybo kamid ah gobalka.
Weerarka ayaa waxa uu si gaar ah kaga dhacay tuulo ay daganaayeen dadkaan Nasaarada ah, taas oo 12-KM ujirta deegaanka Baar Go’an ee gobalka Lamu.
Sida ay wararku tilmaamayaan dadkii Nasaarada ahaa ayaa isaga firxaday tuulada, waxayna Mujaahidiinta weerarkooda ku gubeen hal gaari oo nuuca loo yaqaanno Looriga iyo laba Mooto.
Ciidamada Mujaahidiinta ayaa sidoo kale soo furtay hal Mooto oo tuulada utiillay dadka Nasaarada keenyaanka ah.
Gobalka Lamu waxa uu marar badan marti galiyay weeraro dhiig badan ku daatay, kuwaas oo ay fuliyeen ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab.