Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Isniin taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 07-06-1443 oo waafaqsan 10 01 2022 Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Mahad cubeyd