HomeAll newsDhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha.

Dhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha.

Dhegeystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo qaato mawaadiic muhim ah lagana qeyb galiyo dad ku haboon.
Barnaamijka Diiradda Jimcaha waxaatodobaadkaan lagu soo qaatay shir muhiim ah oo ka dhacay wilaayada islaamiga ah ee Jubooyinka, kaas oo lagu gorfeeyay sidii loo hor marin lahaa wax saarka dalka, waxaana soo jeedinaya Maxamed Amiin.

Halkaan Ka Dhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha 07-01-2022

Kusoo Biir Channelka Al-Furqaan ee Telegram.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular