Dalka Indonesia wararka ka imaanaya waxay tilmaamayaan in foolkaannoyin culus ay ka kaceen qeybo kamid ah wadankaas, kuwaasoo geytay khasaare kala duwan.
Kooxaha gurmadka deg dega ah ayaa gaaray deegaannada ay musiibadu ka dhacday, waxaana muuqaallo la baahiyay lagu arkayay dhismooyin burburay iyo gawaari ka hoos maray dhulka.