HomeAll newsTeleefannada Diblumaasiyiin Maraykan ah Oo la Jabsaday. (Dhagayso)

Teleefannada Diblumaasiyiin Maraykan ah Oo la Jabsaday. (Dhagayso)

Wakaaladda Reuters ayaa baahisay warbixin ay ku sheegeyso in la jabsaday teleefannada gacanta ee diblumaasiyiin katirsan wasaaradda arimaha dibadda ee Maraykanka.

Diblumaasiyiinta la jabsaday teleefannadooda waxay gaarayaan illaa 9 ruux, waxayna ku sugnaayeen dalka Uganda, dadka jabsdeyna waxay doonayaan iney helaan xogo ku aadan wadamada dhaca bariga Africa.

Halkan ka dhagayso qodobkaas iyo qodob kale oo ku saabsan wararkii ugu dambeeyay Caalamka.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular