HomeAll newsTaliyihii Ciidamada Hindiya Oo ku dhintay Burbur Diyaaradeed.

Taliyihii Ciidamada Hindiya Oo ku dhintay Burbur Diyaaradeed.

Diyaarad nooca hellecopterka ah oo uu saarnaa taliyaha ciidamada wadanka Hindiya ayaa ku burburtay qeybo kamid ah wadankaas, sida ay ku waramayaan warbaahinta gudaha.

General Bipin Rawat oo ah taliyaha guud ee ciidamada wadanka Hindiya ayaa waxay diyaarad kula burburtay gobol dhaca koonfurta dalkaas oo lagu magacaabo Tamil Nadu, waxaana ka dhashey burburkaas khasaare kala duwan.

Taliyaha iyo xaaskiisa ayaa la xaqiijyay iney u dhinteen dhaawacyo kasoo gaaray burburka diyaaradda.

Ninkan ayaa masuul ka ahaa dhibaatada lagu hayo muslimiinta wadanka Hindiya gaar ahaan kuwa Kashmiir.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular