Dhageystayaal waxaan idinka raali galineynaa in cillad farsamo aawgeed aan idiin soo baahinay barnaamij aan kii maanta ahayn, hase ahaateen hadda ayaan saxnay khaladkii inaga dhacay waxaadna hoos ka dhageysan kartaa ama aad kala degi kartaa mowdiicii maanta ee Diiradda Jimcaha.
Barnaamijka Diiradda Jimcaha waxaa todobaadkaan lagu falanqeeyay xasaradda sii xoogeysatay todobaadkan ee ka dhex taagan madaxda DF, waxaana ka qeyb galay falanqeeyeyaasha Maxamuud Ugaas iyo Cabdullaahi Maxamad iyo dhageystaal ku kala sugan dalka iyo dibaddiisa.