HomeAll newsJijeelle iyo Makanne oo Diyo ku kala qaatay Wilaayada Hiiraan. (Dhagayso)

Jijeelle iyo Makanne oo Diyo ku kala qaatay Wilaayada Hiiraan. (Dhagayso)

Munaasabad ballaaran oo ka dhacday degmada Buq Aqable ee wilaayada islaamiga ah ee Hiiraan ayaa waxaa diyo ku kala qaatay beelaha walaalaha ah ee Makanne iyo Jijeelle oo uu dagaal ku dhexmaray magaalada Baladweyn ee xarunta gobolkaas.

Munaasabada waxaa kasoo qeybgalay odayaal ka kala socday labada qabiil, waxgarad iyo masuuliyiin katirsan wilaayada islaamiga ah ee Hiiraan.

Halkan ka dhagayso Jijeelle iyo Makanne oo diyo ku kala qaatay Hiiraan

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular