Wararka ka imaanaya wadanka Kenya ayaa xaqiijinaya in shil gaari oo ka dhacay wadankaasi ay ku dhinteen inkabadan 20 ruux.
Shilkan ayaa ka dhacay deegaan lagu magacaabo Muwingi oo katirsan is maamulka Kityu, waxaana shilka ku dhintay ugu yaraan 23 ruux oo ku socday kaniisad halkaas ku taalla.
Halkan ka dhagayso Inkabadan 20 ruux oo ku dhintay shil ka dhacay Kenya