Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Isniin taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 30-04-1443 oo waafaqsan 05-12-2021 Warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Cabdullaahi soomaali.